5 entries

Articles Published on October 11, 2014

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baraawe iyo Al-Shabaab oo sheegatay inay weerartay diyaaradii siday

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay, iyadoo socdaalka Madaxweynaha ay qeyb ka tahay kormeero uu ku tagayo deegaanadii u dambeeyay ee laga saaray Shabaab.

QM”Al-shabaab Malaayiin Dollar ayey ka heleen Dhoofinta Dhuxusha”

Kooxda QM ee Kormeerka xayiraadda hubka ee Somalia iyo Eritrea waxay sheegeen in inay Alshabaab Tobaan million oo dollar ka macaasheen dhoofinta dhuxusha sannadkii la soo dhaafay.

Shirkad gaar loo leeyahay oo DFS ka Gacan siineeysa dagaalka Al-shabaab

Wargeys ka faalooda arimaha Ganacsiga ayaa maanta waxaa uu daabacay in Shirkadda Gaar loo leeyahay oo fadhigeedu yahay Maraykanka,kana shaqeysa Hawlaha Ammaanka ay shegtay in dowlada somaliya ay ka caawineyso ladagaalanka Shabab.

Dadka u dhintay cudurka Ebola oo kor u dhaafay 4,000 oo ruux

Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan caafimaadka ee WHO ayaa sheegtay in tirada dadka u dhintay cudurka dilaaga ah ee Ebola ayaa kor u dhaaftay afar kun oo ruux.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS