Daawo Sawirro laga soo qaaday howl galkii lagu qabtay Baraawe

Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa labo maalmood ka hor la wareegay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo saldhig muhiim u aheyd Al-Shabaab.

Daawo Sawirro laga soo qaaday howl galkii lagu qabtay Baraawe

Baraawe ayaa 200 km u jirta magaalada Muqdisho, waxayna kaga beegan tahay koofur bari, waa magaalo istiraatiiji ah oo leh xeeb, waxaana ay aheyd magaaladii u dambeysay oo xeeb ah Al-Shabaab laga saaro.

Saraakiisha hogaamineysay howl galkan ayaa la hadlay dadweynaha magaalada, waxayna ka codsadeen inay la shaqeeyaan ciidamada, iyagoo u balan qaaday in aanay wax dhibaato ah kala kulmi doonin ciidamada.

baraweqab-1baraweqab-2 (1)baraweqab-2baraweqab-3baraweqab-4baraweqab-6baraweqab-8baraweqab-9baraweqab-10baraweqab-12baraweqab-13

Section  Somali
Category   Local News
Tag  Baraawe

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS