5 entries

Articles Published on October 8, 2014

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo sheegay in la xiray Safaarado dhowr ah

Iyadoo xukuumadda Somalia ay horay u sheegtay in la yareynayo safaaradaha ay Somalia ku leedahay dalalka dibadda qaarkood, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Somalia, Cabdiraxmaaan Ducaale Bayle uu maanta ka dhawaajiyay in la xiray safaarado dhowr ah oo ay ku lahayd Somalia dalalka caalamka qaarkood.

RW C/WELI: Wadamada dariska la ah Somalia waa inay Amnigooda xoojiyaan

Ra’iisul waasaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay dalalka dariska la ah Somalia inay amniga dalalkooda xoojiyaan, isagoo sheegay inay ka digtoonaadaan in Al-shabaab ay gudaha dhibaato ka geysato.

Faafaahin ku aadan Iska-horimaad xalay askar ka tirsan kuwa dowladda ku dhexmaray dekedda Muqdisho iyo xaalada oo saakay ah mid dagan.

Ugu yaraan ilaa iyo 4 ruux oo sadax ka mid ah ay ahaayeen Ciidankii Dagaalamay iyo hal qof oo Rayid ah ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen iska-horimaad albaabka hore ee dekedda Muqdisho ku dhex-maray gellinkii dambe ee maanta cidiammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya.

Daawo Sawirro laga soo qaaday howl galkii lagu qabtay Baraawe

Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa labo maalmood ka hor la wareegay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo saldhig muhiim u aheyd Al-Shabaab.

An Atlanta radio host wants people to stop stigmatizing Africans over Ebola

In West Africa, radio stations are using their power to inform listeners about Ebola. And in Atlanta, an African immigrant is taking on the same mission. PRI's The World Producer Shirin Jaafari October 06, 2014 · 5:00 PM EDT http://www.pri.org/stories/2014-10-06/atlanta-radio-host-wants-people-stop-stigmatizing-africans-over-ebola
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS