Sagal Radio Services •
News Report •
October7, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa uga digay
wadamada deriska ah inay ka feejignaadaan firxadka Al-Shabaab, isagoo
qiray inay suura gal tahay in dagaalyahano ka tirsan inay gudaha u
galaan dalalka deriska.
Sagal Radio Services •
News Report •
October7, 2014
Qaramada
Midoobay iyo Mareykanka ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay qabsashadii
degmada Baraawe oo ay muddo lix sannadood ah ka talinaysay Al-shabaab,
una ahayd xaruntooda ugu weyn ee gobolka Shabeellada Hoose.
Sagal Radio Services •
News Report •
October7, 2014
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa maanta digniin ka soo saaray dagaallada
iska soo daba-noqday ee marar badan oo hore ka dhacay deegaanka Deefoow
35-km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Beledweyne.
Sagal Radio Services •
News Report •
October7, 2014
Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa
hambalyo u diray dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ciidamada
AMISOM guulihii u dambeeyay ee ay ka gaareen howl galka Badweynta
Hindiya.
Sagal Radio Services •
News Report •
October7, 2014
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyay in uu
hortagi doono maxkamada dambiyada caalamiga ah ee ICC Arbacada soo
socota ee ah 8da Oktober 2014.