Wareysi uu wargeyska Politike siiyay Afhayenka Wasiirka arimaha dibada dalka Danmark oo lagu magacaabo Ole Egberg,ayaa waxaa uu ku sheegay in muwaadiniinta dalka Danmarka uu ugu digay in ay usafraan qiyaastii 28 wadan oo muslim ah oo Somaliya ay ku jirto.