Sagal Radio Services •
News Report •
October1, 2014
Bukaankii ugu horeeyay ee qaba cudurka dilaaga ah ee Ebolaha ayaa lagu arkay magaalada Dallas,Texas dalka Maraykanka. Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka Texas Health Presbyterian Hospital ayaa sheegay in qof aan la shaacin magaciisa lagu hayo qeybta karantiilka ee isbitaalka.
Sagal Radio Services •
News Report •
October1, 2014
Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno wasiirro ah ayaa galbta u dhoofay dalka Sucuudi Carabiya si ay uga qayb-galaan gudashada waajibaadka xajka ee sannadkan oo ah tiir ka mid ah tiirarka Islaamka oo qof wlaba oo muslim ah laga doonayo inuu hal mar guto inta uu nool yahay.
Sagal Radio Services •
News Report •
October1, 2014
Wariyeyaasha Shabelle ee ku xigan xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa la sheegay in maalintii labaad ay Cunada ka soomeen, iyadoo muddo 45 cisho u xiran dowladda Soomaaliya.
Sagal Radio Services •
News Report •
October1, 2014
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliya ee BBC-da ayaa ku eedeeyay mucaaradka dalkiisa in aanay diyaar u aheyn in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeeya dowladda.
Sagal Radio Services •
News Report •
October1, 2014
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Gobolkaasi uu ka jiro dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan , waxaana lasoo warinayaa in Cutubyo katirsan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ay u dhaqaaqeen Dhinaca Degmada Baraawe.