173 entries
Articles Published in September, 2014
Wariyihii Jarmalka ahaa ee haystay dhalasha dalka Mareykanka, Michael Scott Moore oo dhawaan ay sii daayeen kooxo burcadbaeedda ah oo muddo ka badan laba sano ay afduubka u haysteen ayaa markii ugu horreysay la shaaciyay in laga bixiyay lacag madax-furasho ah oo gaaraysa 1.6 Milyan oo doollarka Marekanka ah.