Weriye Cabdulqani Ismaaciil Goox oo ka mid ah wariyeyaasha
ka howlgala gobolka Sool, ahna wakiilka Somset TV ayaa maalintii sadexaad ku
xiran saldhiga booliiska magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaddib
markii ciidanka boolisku ay maalin ka hor ka kaxaysteen gurigiisa.