Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweynaha Soomaaliya oo muqdisho ku laabtay Manta isaga iyo wafdi uu hogaaminaayo dad la sheegay in ay gaajo iyo oon ugu geriyoodeen Dalka Soomaaliya qeeba ka mid ah iyo barnaamijka Nasiinada Sagal iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Batnaamijka iyo Nasiinada radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS