QM,ayaa shaacisay in aysan ka bixin doonin Magdhow sedex diyaaradood oo ahaa Nooca Qumaatiga Uduula oo ay la haayeen dowladda Uganda kuswaasoo ku bur buray Buurada Mount Kenya xili ay usoo socdeen dalka Somaliya si ay ugu mid noqdaan Howlgallada Midowga Africa Sandkii 2012.