Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay Beesha Caalamka in Lacagaha loogu yabooho dowlada Soomaaliya la siiyo si wax loogu qabta xaalad liidata oo laga soo sheegaayo Gobalada Dhaxe ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii tagay iyo Soomaaliya
Comments