5 entries
Articles Published on September 27, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa Warsaxaafadedkaasi Maamulka Puntland uu ugu baaqay Beesha Caalamka in ay soo faragaliso Khilaafka soo kala dhexgalay Maamulada Puntland iyo Galmudug islamarkaana salka ku haya Xirnaashaha Garoomada Magaalada Gaalkacyo.