M/weyne Xasan Sheikh iyo Ban Ki Moon oo New York kaga hadlay arrimaha Soomaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xogayaha Guud QM ee  Ban Ki Moon ayaa si wada jir ah u shir gudoomiyay Shir looga hadlayay Arimaha Soomaaliya oo ay ka soo qeyb galeen Madax daneeya Arimaha Soomaaliya kaasi oo ka dhacay Magaalada New York ee dalka Mareykanka,

M/weyne Xasan Sheikh iyo Ban Ki Moon oo New York kaga hadlay arrimaha Soomaliya

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dheeraday ka hadalka Arimaha Soomaaliya isagoo sheegay in ay waxka qabteen Arimo Dhowr ah Sida Amaanka iyo Arimo kale

 Ban Ki Moon ayaa isna sheegay in Soomaaliya hadda ay kayara roon tahay sidii hore maadaama uu tilmaamay in guulo ay gaareen ciidamada Dowlada iyo Kuwa AMISOM Al Shabaabna ay ka saareen deegaano muhiim ah,

Madaxda Soomaaliya ee hadda ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay kulamo gooni gooni ah ay la qaataan madaxda caalma ee ku sugan dalkaas,

Section  Somali
Category   Local News
Tag  MAREYKANKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS