War Deg Deg ah:Munaasabad ay xilka kula wareygeyso shirkad Turkish ah oo ka socota Dakada Muqdisho.

Wararka laga helaayo Dakada Wey nee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in ay ka socoto munaasabad ay xilka kula wareygeyso Shirkada laga leeyahay wadanka Turkiga taasi oo maal mahaanba aheed mid si aad ah loo hadal hayay.

War Deg Deg ah:Munaasabad ay xilka kula wareygeyso shirkad Turkish ah oo ka socota Dakada Muqdisho.

Shaqaalihii Dakada ayaa shalay lagu war giliyay in aysan wax shaqa ah ka jirin Dakada madaama ay shirkada Cusub xilka la wareygeyso waxaana arintaasi lama filaan ay ku noqotay Shaqaalaha oo iyaga ah kuwo u xaali tago Dakada.

Munaasabada ayaa waxaa la filayaa in uu ka qeeb galo Madaxweynaha Soomaaliya waxaana hada gabi ahaanba la xiray wadooyinka mara Nawaaxiga Dakada Muqdisho.

Amaanka aayaana ah mid si aad ah loo adkeeyay .

Wixii ku soo kordha wararka danbe ayaad kula socon doontaan insha alaah.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Dakada Muqdisho

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS