Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
wararka aan manta idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweyha Soomaaliya oo baaq u diray Beesha Caalamka Sanbaloolshe oo sheegay in ay arima siyaasadeed ka danbeyeen Xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo Barnaamijka Nasashada Axada iyo warbaahinta Sagal
Comments