7 entries

Articles Published on September 21, 2014

War Deg Deg ah:Munaasabad ay xilka kula wareygeyso shirkad Turkish ah oo ka socota Dakada Muqdisho.

Wararka laga helaayo Dakada Wey nee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in ay ka socoto munaasabad ay xilka kula wareygeyso Shirkada laga leeyahay wadanka Turkiga taasi oo maal mahaanba aheed mid si aad ah loo hadal hayay.

Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay bulshada in nabadgelyada la xoojiyo

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa u diray bulshada Puntland baaq ku aadan Maalinta Nabadgelyada Dunida oo sanad kasta maata oo kale [August 21] caalamka oo dhan laga xuso. 

Malagu guuleystay sugida Amaanka Kenya kadib weerarkii sanad ka hor ka dhacay Westgate Mall.

Ammaanka dalka Kenya ayaa si weyn loo adkeeyey maanta oo ay ku beegan tahay sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtay markii Ururka Al-shabaab uu weeraray dhismihii ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi.

Maamulka G/Sh.Hoose oo ka hadlay Hakad ku yimid Howlgalka Badweynta Hindiya.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur “Siidii” ayaa ka warbixiyay Hakad ku yimid Dagaalka ka dhanka aha Al-shabaab ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan Gobolka Shabellaha Hoose.

Sanbaloolshe”oo sheegay in Siyaasad Xilka looga qaaday”

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Xilka qaadistiisii ay ka danbeeysay Siyaasad, waxaa  uu Xusay in Dad Muran siyaasadeed ay u dhaxeeysay uu soo dhexgalay markii hore.

M/weynaha Soomaaliya oo Beesha Caalamka baaq u diray

Xasan  Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka ka dalbaday in Dowladda Federaalka Soomaaliya Caalamka uu siiyo Taageero Fiican si Dowladdiisa ay ugaarto Hormar Buuxa oo ay kamid yihiin Amaanka iyo Dhaqaalaha Dalka oo dib u soo laabta.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS