5 entries

Articles Published on September 17, 2014

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay inay xafiis cusub ka furayaan Kismaayo

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in wasaaraddiisu ay xafiis ka furanayso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Kulan dhex-mari lahaa Mucaaradka Somaliland iyo Siilaanyo oo dib u dhacday

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa sheegay in kulan uu maanta la yeelan lahaa madaxweynaha ay dib ugu dhacday maalinta sabtidda ee toddobaadka soo socdda.

Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo ku dhintay Qarax ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan cidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay qarax miino oo lagula eegtay maanta agagaarka warshaddii hore ee caanaha oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Qaramada Midoobay oo soo dhaweeyay Shirka ka furmay Magaalada Kismayo

Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay shirka dib u heshiisiinta ee shalay ka furmay degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay ka qaybgalayaan ergooyin kala duwan.

Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Magaalada Kampala

Ciidamada booliiska Dalka Uganda ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu qarxiyo goobo aan la cayimin oo katirsan Magaalada Kampala ee Caasimada Dalkaasi.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS