Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal

wararka aan idiin heyno waxa ka mid ah:Xaalada magaalada Baydhabo iyo Amaanka oo aad loo adkeeyay xili uu halkaasi ku wajahan yahay raiisul Wasaaraha Soomaaliya maamulka Lixda Gobal oo soo dhaweeyay Shirka Baydhabo ka furmaayo madada Dowlada Soomaaliya uu kulan kula qaatay garoonka Muqdisho wafdi ka socday Dowlada Mareykanka iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS