8 entries

Articles Published on September 14, 2014

Daawo Sawirada :Kooxda Daacish oo Gowracday Muwaadin u dhashay Dalka Britain oo gacanta ugu jiray

David Cameroon, ra’iisul wasaaraha Britain, ayaa sheegay in dilka David Haines uu ahaa “ficil aad u xun oo waxshinimo ah” kaddib markii kooxda Daacish ay baahiyeen fiidiyow muujinaya iyagoo lahaystaha madaxa ka goynaaya.

Real Madrid oo garoonkeeda lagu garaacay iyo Neymar oo Fc Barcelona ka farxiyay (Faaqidaada Horyaalka La Liga)

Horyaalka dalka Spain ee La Liga oo la ciyaaray kulankiisii 3-aad ayaa waxaa garoonkeeda qaaska ah ee Santiago Bernabeu lagu soo garaacay kooxda Real Madrid. Waa guuldaradii labaad oo xiriir ah oo dusha loo saaro kooxda Los Blancos Real Madrid.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Geeridii Godane ku Tilmaamay Guul weyn

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhimashadii hoggaamiyaha Al-shabaab, Axmed Cabdi Ow-Maxamuud Godane, isagoo sheegay in taasi ay guul Soomaaliya iyo gobolka oo dhan u soo hoyatay.

Ciidanka Amniga Kismaayo oo gacanta ku dhigay hub kala duwan (SAWIRRO)

Masuuliyiinta waaxda nabadsugidda maamulka Jubba ayaa maanta soo bandhigay walxaha qarxa iyo hub ay sheegeen inay kusoo qabteen howl-gallo ay ka sameeyeen gudaha magaalada Kismaayo.

Uganda oo sheegtay in ay Ka hortagtay Weeraro ay Al Shabaab dalkaasi ka geysan Lahaayeen

Dowlada Uganda ayaa shaaaca ka qaaday unugyo katirsan Xarakada Al-shabab kuwaa oo la’aamisanyahay in ay maleegayeen weeraro de-deg uga dhaca wadankaasi gudihiisa,sida ay kuwarameeso safaaada Mareykanka ee caasimada Kampala.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Seed of South Sudan:  Memoir of a "Lost Boy" Refugee

Please join us for a reading and book signing with Authors Majok Marier and Estelle Ford-WilliamsonMajok is a Clarkston resident.  Come hear his story.Seed of South Sudan:  Memoir of a "Lost Boy" RefugeeSaturday, September 20, 20143 to 4 p.m.Clarkston First Baptist K.D. Moore ...

CLARKSTON RESIDENTS ONLY!   Join us for the final Early Learning Community Trust Session as Clarkston families decide a project to be funded by the Early Learning Community Trust Fund

 An investment in early learning is an investment in our children's future.  It is also an investment in our community.  Join us Thursday, Sept 18!       Join CDF: A Collective Action Initiative forEarly Learning Community Trust  Project Selection      CLARKSTON RESIDENTS ONLY!  Join us for the finalEarly Learning Community ...
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS