7 entries

Articles Published on September 13, 2014

Maamulka Lixda Gobol oo sheegay inuu fashil ku dhamaaday wada xaajoodyadii uu waday Jawaari

Maamulka Lixda Gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inuu fashil ku dhamaaday wada xaajoodyadii uu ka waday magaalada Baydhabo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Dhiigga dadka ka bogsaday cudurka Ebolaha oo noqday dawo suuq madow lagu kala iibsado Galbeedka Afrika

Wadamada ku yaal Galbeedka qaarada Afrika ee uu saameeyey cudurka Ebola ayaa waxaa ka bilowday in si suuq madow ah lagu kala iibsado dhiigga dadka ka bogsada cudurkan.

Dumarka Soomaaliyeed oo noqday kuwa ugu quruxda badan qaarada Afrika

Sida uu lagu daabacay shabakada starrfmoniline.com dumarka ku nool dalalka Somaliya,Djibouti iyo Ghana ayaa ah kuwa ugu quruxda badan wadamada qaarada Afrika.

Shacab Soomaaliyeed oo Cabsi Dartiis u Diiday Gargaar

Wararka ka imaanaya Deegaanka Buurane ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa in Qaar ka mid ah Shacabka kunool halkaasi ay Diideen gargaar Mucawino ah oo Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya ay Gaarsiisay Deegaankaasi.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

AMISOM oo sheegtay inay burburisay Xeryo ay Al-shabaab ku lahayd Jubbooyinka

AMISOM ayaa sheegtay inay weerartay saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose iyo deegaanka Birta-dheer ee duleedka Kismaayo.

Sarkaal ka tirsanaa argagaxiso la dirirka nabadsugidda oo toogasho lagu dilay

Sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda nabad-sugidda Qaranka ayaa goor-dhow lagu dilay Muqdisho, kaddib markii kooxo hubeysan oo gaari wadatay ay ku weerareen meel ku dhow isgoyska Zope.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS