7 entries

Articles Published on September 11, 2014

Daawo Sawiro:Dadka ku dhaqan Buula Burde oo dhigay Bannaanbax looga horjeedo Al-shabaab .

Degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay bannaanbixii ugu horreeyay loo looga soo horjeedo Al-shabaab, kasoo ay ka qaybgaleen dadweynaha degmadaas ku nool, saraakiisha ciidamada iyo ardayda wax ka barata dugsiyada.

BARACK OBAMA: Waxaan naga go’an burburinta kooxda Islaamiga ah ee ISIS

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa sheegay inuu cagta marin doono kooxda islaamiyiinta ah ee ISIS, isagoo xusay inaysan Mareykanka qorshaha ugu jhirin inuu ciidammo lugta ah geeyo dalka Ciraaq.

Dilkii Axmed Godane ka dib inta badan Madaxda Al Shabaab oo ilaaladii qaaska u ahaa iska badalay (Top News) .

Qaar ka mid ah masuuliyiinta ugu sareeysa ururka Al Shabaab gaar ahaan kuwa madaxooda lagu doonayo Malaayiinta Dollar ayaa waxeey si toos ah iskaga badaleen horjoogayaashii iyo Dagaalyahanadii ilaalada u ahaa maadaama uu shaki balaaran ka dhex jiro kooxdaan waliba si fudud ay ku waayeen hogaamiyahoodii Axmed Godane oo ahaa shaqsi aad isku qariyo .

Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho oo bilaabay in ay gacanta ku dhigaan Kooxaha hubeesan ee dilka u geesta

Shacabka Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa bilaabay in ay ku dhiiradaan in ay gacanta kusoo dhigaan raga Bistooladaha hubeesan ee dilalka qorsheesan inta badan ka geesta Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia oo muda ka dib aqbalay xilka ka qaadistii lagu sameeyey Agaasimihii heyadda Nabad Sugida Qaranka

Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa aqbalay xilka ka qaadistii golaha wasiiradu ku sameeyeen agaasimihii heyadda nabad sugida iyo sirdoonka C/llaahi Sambaloolshe sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo aynu ka helnay madaxtooyada.

Askar kusoo dhaawacantay Howlgalka Bandweynta Hindiya oo Cabanaya

Dowladda Soomaaliya dhawaan waxaa ay shaacisay Howlgal loogu Magac daray Badweynta Hindiya,kaas oo ujeedkiisu yahay in qeybaha Soomaaliya ay ka joogaan Al-shabaab laga saaro.

Dowladda oo diyaarad ku ilaalinaysa biyaha dalkeeda

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay diyaarad la sheegay inay kormeer ku sameyneyso badda Soomaaliya, si looga hortago maraakiibta iyo doonyaha sharci darrada u gurta kheyraadka dalka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS