6 entries

Articles Published on September 10, 2014

Labo sano oo ka soo wareegatay markii Madaxweyne Xasan Sheekh la doortay (Warbixin)

10-kii September sanadkii 2012 waxaa xilli fiid ah doorasho taariikhi ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho Madaxweyne loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo ka soo dhex baxay ilaa 20-musharax ku loolamayay doorashadii madaxtinimada ee xilligaas loo tartamayay.

Ciidamada ammaanka oo saakay howl gallo ka wada wadooyin ka mid ah Muqdish0

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa saakay howl galo ka duwan kuwii hore ka wada wadooyin dhowr ah oo ku yaal Caasimada, iyadoo la baarayo dadka iyo gaadiidka.

Hogaamiyihii Kooxda Islaamiyiinta Ahrar Al-Sham oo lagu dilay Suuriya

Hogaamiyihii Kooxda Islaamiyiinta ee ka dagaalanta Suuriya ee Ahrar Al-Sham ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Gobolka Idlib.

Daawo sawiradda:Siilaanyo oo Xariga ka jaray Qaadashadda Baasaboorka Cusub ee Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa  si rasmiya u furay qaadashada Baasboorka Somaliland ee Cusub ee loo yaqaano E-passport-ka.

Dawladaha Uganda iyo Kenya oo ka cabsi qaba weeraro Al-Shabab ka geystaan

Taliyaha ciidamada dalka Uganda Gen Katumba Wamala oo u waramayay warbaahinta dalkaasi ayaa waxaa uu ka digay weeraro Al-Shabab ka geystaan dalkiisa ayagoo uga aar gudaya hogaamiyahoodii Axmed oo  bilowgii bishaan lagu dilay Soomaaliya.

Xildhibaan Shiiraar “Xarigeyga wax lug ah kuma lahan Faarax C/qaadir, warka la iga baahiyay waa been abuur”

Xildhibaan C/raxmaan Ibraahim Cali (Shiiraar) oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u beeniyay war lagu daabacay shabakad ka mid ah kuwa Soomaalida, taasoo lagu sheegay in xarigga xildhibaanka uu ka dambeeyay wasiirka cadaalada iyo arrimaha dastsuurka xukuumadda Soomaaliya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS