5 entries

Articles Published on September 8, 2014

Faah-faahin Sababaha Xilka looga qaaday Sanbaloolshe{

Waxaa soo baxaya Sabaihii uu xilkiisa ku waayay Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali sanbaloolshe oo shalay Golaha wasiirada si lama filaan ah ay xilka uga qaadeen.

Farmaajo”Dowladdu wada hadal ha la furto Al-shabaab

Ra’iisul Wasaarihii hore Dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Maxmed C/laahi Maxamed”Farmaajo” ayaa ka hadlay Dilkii Hogaamiyihii Al-shabaab Axmed Cabdi Godane iyo sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga faa’ideeysan karto Dhimashada Axmed Godane.

Gargaarkii u horeeyay oo gaaray Gobolka Gedo.

Gargaarkii u horeeyay ee ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo sida ay sheegeen Maamulka Gobolka ee Dowladda.

JEN. DHEGO-BADAN: “Godanayaashu way badan yihin ee yaan la is-dhigan”

Taliye ku xigeenkii hore ee ciidamada xoogga dalka, Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay ka hortagto in Al-shabaab ay dib u qabsato deegaannadii laga wareegay, isagoo ku baaqay in dagaalka lagula jiro la sii wado.

Ciidamada AMISOM oo Kufsi u geestay Haween Soomaaliyeed oo kaalmo u doontay Xarumahooda

Warbixintan cusub ee kasoo baxday hay’ada HRW ayaa lagu cadeeyay shaacana looga qaaday xadgudubyo xaga jinsiga ah iyo kufsi ciidamada midowga Africa kasocda ee AMISOM ay kageystaan gudaha Somalia. Iyado warbixintan ciwaan looga dhigay “Sida Raggani ay noogu awood sheegtaan”.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS