5 entries

Articles Published on September 6, 2014

Wasaaradda Amniga Qaranka oo u digtey mas'uuliyiinta dowladda iyo shacabkaba

Wasaaradda Amniga ee Soomaaliya ayaa ka digtey weerarro aargoosi ah oo ay suurogal tahay in Ururka Al-shabaab uusoo abaabulo, weeraradaas oo jawaab u ah dilka Axmed Cabdi Godane oo Isniintii lasoo dhaafay ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeelada Hoose.

Xukuumadda oo soo dhoweysey geerida hoggaamiyihii Ururka Al-Shabaab

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay dilka hoggaamiyihii Ururka al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, oo sida la xaqiijiyey lagu diley duqeyn ay diyaaradaha Maraykanku geysteen.

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda Axmed Godane

Magaciisa oo buuxa waxaa la yiraahdaa Axmed Cabdi Aw-Max’amuud Godane Al-Shabana waxay ugu yeeraan Sh,Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr.

Madaxda Dalka oo Shacabka ugu laab qaboojiyay Geerida Axmed Godane

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare C/wali Sheikh Axmed oo Warbaahinta la hadlay ayaa Shacabka Soomaaliyeed u sheegay in uu Geeriyooday Hogaamiyihii Al-shabaab Axmed Cabdi Godane oo 1-dii Bishaan lagu dilay Weerar Diyaaradaha Mareykanka ay ka geeysteen Gobolka Shabellaha Hoose.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho. Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS