4 entries

Articles Published on September 4, 2014

Gargaar Cuno oo goor-dhaw gaaray degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-bure ayaa sheegaya in goor dhaw ay halkaa gaareen gadiid xamuul ah oo sidda raashin ka badan 200 oo tan oo uu ku deeqay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle.

Madaafiic khasaare nafeed sababay oo xalay lagu duqeeyay degmada Wadajir

Ugu yaraan saddex qof ayaa geeriyooday, toddoba kalena way ku dhaawacmeen madaafiic ku dhacay xaafadda Buulo-xuubeey ee degmada Wadajir saqdii dhexe ee xalay, kuwaasoo aan la ogeyn halka laga soo tuuray.

Soomaali ku eedeysan weerarkii Westgate oo ka cabanaya garaacis Joogto ah

Afar dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsiga ku yaalla dalka Kenya loona haysto weerarkii Westgate Mall bishii September ee sannadkii hore ayaa sheegay in si xun loo garaacay kaddib markii ay diideen inay xirtaan dharka maxaabiist la xukumay.

Al-Shabaab oo iskaga baxay qeybo ka mid ah Galgaduud

Wararka laga helayo Deegaano hoosyimaada Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Al-shabaab ay iskaga baxeen halkaasi ka dib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Culeys saareen.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS