5 entries

Articles Published on September 1, 2014

Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaanka Fiidoow

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gelinkii dambe ee shalay la wareegay deegaanka Fiidow oo kala qaybiya gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan kana mid ahaa deegaannada ay ka taliso Al-shabaab.

C/Qaadir Siidii oo sheegay in Saacadaha soo aadan uu Shir Jaraa’id ku qaban doono Magaalada Baraawe

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ugu Magacaaban Dowlada Federaalka Soomaaliya C/Qaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa sheegay in saacadaha soo aadan ay ku wajahan yihiin Magaalada Baraawe oo hada ah xarunta ugu weyn ee Al-Shabaab gacanta ku hayaan.

Real Sociedad oo ka yaabsatay Real Madrid, iyo Barcelona oo La Liga hogaanka u qabatay (Daawo Sawirada) !!

Kooxda Los Blancos Real Madrid ayaa guuldaradii ugu horeeysay ee xili ciyaareedkaan waxaa dhabarka u saartay kooxda Real Sociedad. Real Madrid oo kulankaan 2 gool ku hor martay ayaa waxaa loogu badalay 4-2.

IGAD iyo maamulka Jubba oo ka hadlay dadaalladii nabadeed ee Jubooyinka

Wafdigii ka socday dowlad goboleedka IGAD iyo maamulka Jubba ayaa ka warbixiyay dadaallo nabadeed oo maalmihii u danbeeyay ka soconayay degmada Kismaayo, iyadoo ay ugu muhiimsanayd soo xareynta ciidamadii uu hogaaminayay COL Barre Aadan Shire (Hiiraale) ee ku sugnaa deegaanka Goobweyn ee duleedka Kismaayo.

C/risaaq Khaliif “Wal-wal kama qabno Dagaalka Al-shabaab

Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Gen.C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in Al-shabaab aysan Difaacan karin goobaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kala Wareegaan Al-shabaab islamarkaana dagaalka ay kula jiraan aysan wal wal ka qabin.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS