Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shaeelaha Hoose dagaal a dhacay oo ay Ciidanka Dowlada kula wareegeen Dagmada Buula Mareer ee Shabeelaha Hoose Dowlada oo ka hadashay Dacwadi ay u gudbisay Maxkada caalami ah iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya, iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  barnaamijka iyo sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS