5 entries

Articles Published on August 25, 2014

Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Degmada Mandheera iyo deegaanno hoos-taga

Dhawaqa rasaasta ayaa maanta laga maqlayay gudaha magaalada Mandheera ee ka tirsan gobalka waqooyi bari Kenya kadib markii dagaal u dhaxeyo labo beelood oo dhawaanahaan ka dhacaayay magaalada Rhamu oo 76 KM u jirto Mandheera, uu ku faafay deegaano kale oo magaalada Mandheera ay ka mid tahay.

Kooxo hubeysan oo askar ku toogtay deegaanka Isku-shuban ee gobolka Bari

Kooxo hubeysan ayaa saaka 8:00 aroornimo ku toogtay deegaanka Isku-shuban ee gobolka Bari laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland, sida uu sheegay taliyaha qaybta booliiska gobolka bari, Col. C/xakiin Yuusuf Xuseen.

Cabdi wali Shiikh Axmed oo ku wajahan manta Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed ayaa maanta Booqasho ku tagaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay,halkaa oo ay ku sugan yihiin Gudigii Xukumadda Soomaaliya ay u Magacowday Dhismaha Maamulka Saddexda Gobol.

Daawo sawirada:Banaan bax manta ka dhacay Muqdisho laguna tageeraayay Nabada.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacay bannaanbax xoogan oo lagu taageerayo nabadda iyo ammaanka Muqdisho, waxaana ka qaybgalay boqolaal dadweyne ah oo isugu soo baxay waddooyinka waaweyn kuwaasoo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Banaadir. 

Banaanbax dhimasho sababay loogana soo horjeeday R/Wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo

Waxaa Maanta banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed uu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS