Dhageyso warka Axadnimo ee warbaahinta Sagal Radio

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso warka Axadnimo ee warbaahinta Sagal Radio

Wararka aay idiin heyso waxaa ka mid ah warbaahinta sagal: Midowga ayaa sheegay in lacag dhan Sh51.7 billion oo shilinka Kenya ah ay ugu yaboohayaan Kenya 7 sano ee soo socota.Qarax inta la ogyahay geystay khasaare hantiyeed ayaa goor-dhow ka dhacay garaashyo lagu iibinayay shidaal iyo gaadiidka ganacsiga ah oo ku yaalla Isgoyska Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag.iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS