5 entries

Articles Published on August 24, 2014

Qarax ka dhacay muqdisho oo geystay khasaare hantiyadeed oo aad u baahsan

Qarax inta la ogyahay geystay khasaare hantiyeed ayaa goor-dhow ka dhacay garaashyo lagu iibinayay shidaal iyo gaadiidka ganacsiga ah oo ku yaalla Isgoyska Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag.

Baarlamaanka oo Puntland iyo dowladda Somalia ugu baaqay inay heshiiyaan

Guddoonka baarlamaanka ayaa soo dhaweeyay doorka xildhibaannada golaha baarlamaanka Soomaaliya ee Puntland kasoo jeeda ay ku dhex-dhexaadinayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Puntland.

Midawga Yurub oo Kenya ka taageeray la dagaalanka Al Shabaab

Warbixin kasoo baxday midowga yurub ayaa lagu sheegay in midowgu uu kataageerayo dowlada Kenya sidii ay kaga hortagi lahayd weerarada ugaga yimaada xarakada Al-shabaab .

Ganacsiga Suuqa Weyn ee Bakaaraha oo saakay u xayiran Guddiga Ganacsatada Suuqaasi

Waxaa saakay inta badan xiran ganacsigii ka jiray Suuqa Weyn ee Bakaaraha kadib markii ganacsatada Suuqaasi ay kasoo horjeestaan in ay bixiyaan lacagaha canshuuraha ee Dowlada Soomaaliya ka qaado mehradaha ganacdsi.

Dhageyso warka Axadnimo ee warbaahinta Sagal Radio

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS