Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Wasaarada Howlaha Guud oo sheegtay in ay dhiseyso dhismooyinka Dowlada ee Bur buray Dagmada buula Burde oo ay ka dhaceen Banaan baxyo looga soo horjeedo Shabaab iyo go,doominta Dagmadaasi ay ku hayaan Taliska Ciidanka Dowlada ee Shabeelaha Hoose oo sheegay in ay Baaritaan ku hayaan Dhac iyo Kufsi ay geesteen Ciidama ka tirsan sida la sheegay Dowlada iyo warar kale iyo Barnaamijka Dhacdooyinka todobaadkii tahay iyo Soomaaliya

Section  Somali
Category   Local News
Tags  barnaamijka iyo radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS