6 entries

Articles Published on August 23, 2014

Kenya Police: Man in custody admits he is suspect wanted in Somalia for murdering journalists

Somali Ministry of Information releases an undated photo of Hassan Haji Hanafi showing scars on his face. The Ministry says Hassan Hanafi went to Kenya to receive treatment following bullet injuries he sustained after military offensive by Somalia government forces and AMISOM on Buloburte town in central region of Hiran.

Dad Suniyiin ah oo lagu Laayay Masaajid kuyaala Dalka Ciraaq xili ay ku guda jireen Dukashada Salaada Jimcaha

Kooxo wali heebtooda aan la garan ayaa Masaajid kuyaala Magaalo katirsan gobolka Diyala ee bariga dalka Ciraaq waxa ay ku laayeen dad Suniyihiin ah oo ku guda jiray dukashada Salaada Jimcaha Maalintii shalay.

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo qabsaday Tiyeegloow iyo Tuulooyin ku dhow

Ciidamada dawladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa Al-shabaab ka qabsaday degmada Tiyeegloow ee gobolk Bakool iyo tuulooyin ku dhow sida uu sheegay mas'uul ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Dibad bax ay dhigayeen Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya iyo dad Shacab ah oo maanta ka dhacay Degmada Buulo Burte

Waxaa maanta Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ka dhacay Dibad bax aad u balaaran ay dhigayeen shacabka ku dhaqan Degmadaasi iyo Ciidamo katirsan Milatariga Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Xukuumada Soomaaliya oo war kasoo saartay Degmooyin iyo Deegaano Ciidamada Huwanta kala wareegeen Al-Shabaab

Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo wada jira in Xarakada Al-Shabaab kala wareegeen Degmooyin iyo deegaano katirsan Gobolada Bakool iyo Hiiraan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS