6 entries

Articles Published on August 18, 2014

Boqol weerar oo saddexdii sano ee ugu dambeeyey dalka Kenya ka dhacay

Wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray warbixin ka hadlaysa weerarrada ka dhacay gudaha dalka Kenya saddexdii sano ee ugu dambeeyey iyo weliba khasaaraha ay geysteen.

Sanad-guuradii 1aad ee dhismaha Xafiiska UNSOM oo Garoowe lagu xusay

Magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayey sanad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtey markii la dhisay Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee magaciisa loosoo gaabiyo UNSOM.

Dan-jire Nicholas Kay iyo madaxda dhaqanka ee Puntland oo maanta kulmaya

Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliye Nicholas Kay oo shalay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland soo gaarey, ayaa maanta la kulmaya madaxda dhaqanka ee deegaannada Puntland.

Alshabaab oo Saraakiil badan ka afduubtay Magaalada Mandheera iyo Dowlada Kenya oo walaac ka muujisay

Warka laga helaayo Magaalada Mandheera ayaa sheegaya in Xoogaga Alshabaab ay duleedka Magaaladaasi ku afduubteen Gawaari ay la socdeen Saraakiil ka tirsanaa Hay’adaha Samafalka Dalka Kenya ka howlgala.

R.W Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada rayidka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo Amniga Caasimadda iyo Hiigsiga 2016. 

Ciidamada Nabadsugida oo Xabsiga dhigay Hogaamiye ka tirsan Burcadbadeeda

Ciidamada Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ayaa Xabsiga Dhigay Sargaal sare oo ka tirsan Burcadbadeeda Soomaalida oo lagu Magacaabo Maxamed Cabdi Gafaaje.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS