5 entries

Articles Published on August 17, 2014

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo ka Hadlay Doorashadii Dr. Cali Khaliif Galeydh

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID, Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay doorashadii madaxweynenimo ee Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan ka dhacday deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool ayaa sheegay in doorashadaas ay fiican tahay, balse Somaliland aysan doonayn inuu maamul kale ka hoos-dhasho.

Xukuumadda oo Shaacisay in ay Beegsanayso Goobaha Hubka lagu Keydsado

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhawaajisay inay beegsanayso bakhaaro iyo garaashyo hubka lagu keydiyo oo ku yaalla Muqdisho, xilli howlgallo hub ka dhigis ah ay ka wadaan Muqdisho ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya.

Sawiro:Xukuumadda oo soo saaray War-murtiyeed ku aadan Amniga & Warbaahinta

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo shalay isugu yimid shir aan caadi ahayn kaasoo uu ka qayb-galay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud.

Ciidanka Somaliland ee Gobolka Sool oo Qalabkii shaqo ka qaatay Wariyeyaal

Ciidamada Somaliland ayaa wariyeyaal ka mid ah kuwa ka howlgala degmada Laascaanood ee gobolka Sool waxay ka qaadeen habeenkii Jimcaha ahayd agabkii ay ku howlgalayeen.

Dhageyso warka Axadnimo ee warbaahinta Sagal Radio

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS