8 entries

Articles Published on August 14, 2014

Guddiga dib uu eegista qorshe howleedka wasaaradaha ayaa galabta saxaafada la hadlay

Guddi uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed u xilsaaray in ay dib u eegis ku sameeyaan qorshe howleedka Wasaaradaha lixdii bilood ee la soo dhaafay ayaa galabta saxaafada uga warbixiyey halka uu marayo dib u eegista wax qabadka wasaaradaha.

SOMALIA AND ERITREA MONITORING GROUP REPORT

By Somalia and Eritrea Monitoring Group

Shacabka Marka oo Billaabay in ay Amni-darro uga Barakacaan Guryahooda

Shacabka ku nool magaalada Marka ee  gobolka Shabeellada Hoose ayaa billaabay inay ka barakacayaan degmadaas, kaddib qala-qalaaso iyo rabshado dhawaanahan ka dhacayay degmadaas.

Xildhibaan Cali Khaliif Galayr oo loo doortay madaxweynaha cusub ee maamulka Khaatumo [SAWIRRO]

Wararka ka imaanaayo deegaanada ay ka arimiso maamulka Khaatuma ayaa sheegaayo in halkaasi lagu soo gaba gabeeyaY  doorashada madaxtinimada ee maamulka Khaatumo.

Ciidamada AMISOM o bilaabay Dhaq dhaqaaq ay ku doonayaa in ay isgu fidiyaan Qeeba ka mid ah Sh/Hoose.

Ciidamo tiro badan oo katirsan Midowga Afrika AMISOM ayaa maalmihii lasoo dhaafayay waxa ay ka baxayeen xeryo ciidan oo ku lahaayeen Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Dayniile.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo booqasho taariikhi ah ku yimid Magaalada Muqdisho(Daawo Sawirada)

Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho maalintii shalay aroortii hore, iyagoo booqasho taariikhi ah ku yimid Soomaaliya si ay u eegaan horumarka ay gaartay Dowladda Federaalka oo kaalmo ka helaysa beesha caalamka iyo si ay u muujiyaan taageerada ay had iyo jeer u hayaan dadaalka uu dalku ugu jiro si uu u xaqiijiyo inuu nabad waarta helo.

Banaanbax ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool

Banaanbax lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Mo Farax Oo Ku Guuleeystay Biladda Dahabka Ah Ee Orodka 10-kun Mitir”Sawiro”

Orodyahanka Soomaaliyeed ee MO Farah oo heysta dhalashada dalka Britain ayaa mar kale ku guuleystay orodka 10-ka kun ee Mitir ee Zurich tartanka ciyaaraha fudud ee Yurub, kadib markii uu ka guuleystay ciyaaryahan kale oo u dhashay Britain Andy Vernon, kaasoo galay kaalinta labaad, halka kaalinta saddexaad uu galay Ali Kaya oo u dhashay dalka Turkiga.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS