6 entries

Articles Published on August 10, 2014

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo dib mar kale Puntland ugu soo laabtay

Axmad Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi muddooyinkii u dambeeyey ka tirsanaa maamulka Somaliland, horayna xilal kala duwan uga soo qabtay maamulka Puntland ayaa xalay soo gaarey degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Ciidanka Dowlada ayaa shalay gilinkii danbe waxa ay dileen sarkaal ka Tirsanaa Shabaab.

Dagmada Hilwaa oo ka mid ah Dagmooyinka Gobalka Banaadir ayaa waxaa shalay xili danbe waxaa ka dhacau dagaal muda Kooban socday una dhaxeeyo ciidanka Amaanka ee Dowlada iyo Shaqsi ka mid ahaa Maleeshiyaadka Shabaab oo la sheegay in uu ku dhuumaaleysanaayay guri ku yaalo Xaafada Soos ee Isla dagmadaasi Holwaa.

RW C/WELI: "Soomaalidu waa in ay Caawiyaan Walaalahooda Dhibaateysan"

Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa fariin ku aaddan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qaybo ka mid ah dalka u diray bulshada Soomaaliyeed ee wax haysata gaar ahaan qurbe-joogta iyo ganacsatada.

Ciidanka AMISOM oo Qarax khasaare geystay lagula eegtay Degmada Marka

Haweeney ayaa ku dhimatay qarax gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM shalay lagu eegtay xaafadda Ruusiya oo ka tirsan degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose.

Xasan Sheikh oo Xalay la Kulmay Jaaliyada Soomaalida ee Minneapolis

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Xalay Jaaliyada Soomaalida ee ku nool Magaalada  Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka kula hadlay Jaamacad ku taala Magaaladaasi  Minneapolis.

Dhageyso warka Axadnimo ee warbaahinta Sagal Radio

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS