6 entries

Articles Published on August 8, 2014

Maxkamad ku Taalla Zamabia oo Xukun ku Ridday Haweeney Soomaaliyeed

Maxkamad ku taalla dalka Zambia ayaa haweeneey Soomaaliyeed oo lagu magaacbo, Fartuun Maxamad maanta oo Khamiis ah ku ridday xukun ganaax lacageed ah, iyadoo lagu xukumay inay bixiso lacag gaaraysa 1,000 lacagta dalkaas ah una dhiganta 162.5 doollarka Mareykanka ah.

Dowladaha Mareykanka Iyo Soomaaliya Oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Taageerayo Booliiska

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis lagu taageerayo booliiska Soomaaliya.

Indha Qarshe” waxaan soo ogaanay Saraakiil haysta Darajo been ah

Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Jen. Daahir Aadan Cilmi(Indho Qarshe) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga Soomaaliya ay ku dhax jiraan Bqolaal sargaal oo wata darajooyin been abuur ah.

Faah-Faahino kasoo baxeyso Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Xudur.

Warka laga helaayo Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaalameen Ciidamo ka tirsan Dowlada iyo Alshabaab.

Al-Shabaab suspect detained in Kenya to be extradited to Somalia

 Kenya has agreed to Somalia's request to extradite a Somali citizen believed to be senior al-Shabaab member Hassan Haji Hanafi, a Somali official told Sabahi Thursday (August 7th).

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Wax-dila

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana Shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed, iyadoo kulanka warbixin ku saabsan xaaladda ammaan ee dalka looga dhageystay Wasaaradda Amniga Qaranka, laguna meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka wax-dila.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS