6 entries

Articles Published on August 5, 2014

Al-shabaab oo sheegtay mas'uuliyadda qaraxii galabta Boosaaso ka dhacay

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qarax ismiidaamin ahaa khasaare badanna geystey oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

SIIRKA AMNIGA PUNTLAND "ciidamada Puntland ma niyad jabi doonaan"

Maamulka Puntland ayaa Ururka Al-shabaab ku eedeeyey qarax ismiidaamin ahaa ee shalay ka dhacay meel u dhow xarunta taliska booliska ee gobolka Bari.

Faah Faahin ka soo baxaysa Qaraxii Boosaaso iyo qasaarahii ka dhashay(SAWIRO)

Wararkii ugu danbeeyay ee ku saabsan Qaraxii galabta lagu dilay Taliyihii qaybta booliska Gobalka Baria ayaa sidoo kale sheegaya in shan iyo toban qof oo kale ay ku dhaawacmeen aydoona Masuliyada qarax ay sheegteen uruka Al-shabaab.

Yuusuf Indha Cadde oo shaaciyay cida Masuulka ka ah amaan darada kusoo korortay Magaalada Muqdisho

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo kamid ah Saraakiisha Ciidanka Dowlada ayaa ka hadlay amaan darada mudooyinkii dambe kusoo kordhay Magaalada Muqdisho iyo Beegsiga lagu hayo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Daawo Sawiro:maxaa ka soo baxay Shirkii Mareykanka iyo Afrika

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo ku sugan magaalada Wawshington DC, halkaas oo isaga iyo xubno ka mid ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ay maanta kaga qeyb-galayaan  Shir-Madaxeedka taariikhiga ah ee US-Africa, ku dhawaaqay dhowr hindise oo ujeedadoodu tahay awoodsiinta dhallinyarada.

Dowlada Mareykanka oo sheegtay in Laamaha Amaanka ee Dowlada Soomaaliya ay qeeb ka yihiin Kooxda Shabaab.

Dowlada Somalia oo beesha caalamka labadii sano ee lasoo dhaafay ay tusayeen taageero dhan walba ah iney lagarab taaganbyihiin ayaa taageeradaasi haatan waxay umuuqata mid beesha caalmku si tar-tiib tartiib ah ay uga aamin baxayaa dowlada Somalia ,madama marar dhow dowlada ay kusoo baxeen eedeemo musuq iyo maamul xumo laxariira.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS