5 entries

Articles Published on August 4, 2014

Gaari ku qarxay Muqdisho iyo Ilaalada Ra’iisul waasaraha oo dilay Qof rayid ah

Gaari waxyaabaha qarxa a ku xirnaayeen ayaa xalay ku qarxay garaash ku yaalla agagaarka isgoyska Dabka ee Muqdisho, isagoo aan geysan wax khasaare nafeed ah. Iyadoo ilaalada ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ay isla xalay toogteen qof rayid ah.

Daawo Sawirada" R/Wasaaraha oo kulan sagootin ah u sameeyay Guddiga maamul-u sameynta maamulka Koonfur Galbeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Guddiga Maamul-u-Samaynta Koonfur Galbeed. 

Xal laga gaaray Dagaal beeleedkii Caabud waaq

Iyadoo Dhawaan dagaal Beeleed uu ka dhacay Degmada Caabduwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Beelihii ku dagaalamay halkaasi la kala dhaxdhigay Heshis,kaasi oo ay qeyb ka qaateen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Odayaal ka soo jeeda Degmada.

Shirka Mareykanka iyo Afrika oo maanta Furmaya

Shirkan ay kukulmayaan madaxda qaarada Africa iyo madaxaweynaha mareykanka brack obama kana dhaca magaalada washighton ayaa waxaa looga hadli doonaa waxyaabo dhowr ah sida maal galinta qaarada Africa iyo amaanka qaarada Africa .

Ciidamada Dowlada oo Maanta Muqdisho ku dilay Nin hubeesan oo dilay Askari katirsan Ciidanka Dowlada

Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu hubeesnaa uuna dil u geestay askari katirsanaa Ciidanka Dowlada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS