Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Howl-galo manta ka dhacay Muqdisho iyo dad aad u badan loo lagu qabqabtay intii ay soconayeen Ahlu suna oo ku kala qeebsatay shirkii ka dhacay muqdisho ee Hishiiska Dowlada iyo maamulada Gobalada Dhaxe ee Soomaaliya iyo warar kale iyo sidoo kale Barnaamijka Dhacdooyinka tpdobaadkii Tagay iyo Soomaaliya

Section  Somali
Category   Local News
Tags  barnaamijka iyo radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS