Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah"Dagaal ka dhacay Shabeelaha Hoose oo dhaliyay dhimasha iyo dhaawac Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay wada hadalka u dhaxeeyo Soomaaliland iyo Soomaaliya iyo warar kale iyo sidoo kale Barnaamijka Dhacdooyinka todobaadkii tagay iyo Soomaaliya

Section  Somali
Category   Local News
Tags  barnaamijka iyo radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS