6 entries

Articles Published on July 21, 2014

Guddoomiyaha UCID oo ka Warbixyay safar shaqo oo uu ku tagay dalalka dibadda

 Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu ka qaybgallay shirar caalami ah oo ay lahaayeen xisbiyo ay isku mabaadi yihiin iyo kulan uu la yeeshay wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka.

Maydadka 18 ruux oo laga dul-halay dooni ay ka soo raaceen Waddanka Liibiya

Ciidamada bad-baadada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in 18-ruux oo mayd ah laga dul-helay dooni sidday dad tahriibayaal ah oo doonayay in ay gudaha u soo galaan Italy,iyaga oo u dhintay qiiq ka soo baxayay matoorka intii ay safarka ku soo guda jireen.

Faahfaahin ku saabsan meydadka Soomali laga helay Nairobi

Iyadoo maalin kahor laga helay halka lagu keeydiyo meydadka ee magaalada Nairobi, sedex qof oo Soomaali ah oo la dilay ayaa waxaa dilalkooda kasoo baxaya faahfaahinno dheeraad ah.

Ciidamada Dowlada oo maanta xir xiray Goobo ganacsi oo kuyaala Laamiga Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo katirsan booliiska Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xoog waxa ay ku xireen goobo badan oo ganacsi kuwaa oo ku yaala inta u dhaxeysa Isgoosyada Dabka iyo Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

Weerar ka dhacay Mombasa iyo Al-Shabaab oo lagu Eedeeyey

daka deegaanka xaafada likoni ee magalada Mombasa ayaa warbaahinta usheegay in rag hubeesan oo watay mooto ay soo weerareen xaafada islamarkaana auy dileen kudhawaad 4-ruux in kabadana ay dhaawaceen.

Ururka Xamaas oo sheegay inay gacanta ku dhigeen askari Israel ah,

Ururka Xamaas ayaa sheegtay in askari Israel ah oo ka mid ahaa ciidamada lugta ee ka dagaalamayay jiida Qaza ay gacanta ku dhigeen.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS