6 entries

Articles Published on July 20, 2014

Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Tababar loogu soo xiray Muqdisho

Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa waxaa xalay magaalada Muqdisho loogu soo xiray tababar u socday muddo toddobaad ka badan, kaasoo ay ka qaybagleen mas’uuliyiin dowladda ka tirsan.

Xildhibaanno shaaciyay in Ciidamada Kenya aan laga soo saarayn Soomaaliya

Labada mudane oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka dalka Kenya ugu jira xisbiga talada haya ee JUBILEE ayaa ka dhawaajiyay in Kenya aysan marnaba ciidamadeeda kala soo baxayn dalka Soomaaliya.

Maydadka Saddex Ruux oo Soomaali ah oo shalay laga helay Magaalada Nairobi

Maydadka saddex ruux oo Soomaali ah ayaa laga helay shalay goob lagu kaydiyo meydadka oo ku taalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Dhageyso warka Axadnimo ee warbaahinta Sagal Radio

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaayo Dagaal ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Khasaaro la sheegay

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaayo Weerar ay Kooxda Al-shabaab Habeenimadii xalay ku qaaday Magaalada Baydhabo, ayaa sheegaya inay ku dhinteen in kabadan 7-Ruux oo isugi jiray Ciidamada Dowlada,Alshabaab iyo dad shacab ah.

Bandow habeenkii ah oo lagu soo rogay Lamu kadib markii lagu diley boolis iyo dad rayid ah -

Bandow soconaya marka gabalku dhaco illaa iyo waaberiga ayay dowlada Kenya ku soo rogtay deegaanka Lamu kadib markii lagu diley 7 ruux oo afar ka mid ah ay ahaayeen Boolis.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS