Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dagaalo mar kale ka dhacay Jaziirada Laamuu ee wadanka kenya halkaasi oo ay ka dhacday dhimasha iyo Dhaawac Badan Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay xasuura yahuuda ee Shacabka falastiin iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  barnaamijka iyo radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS