12 entries

Articles Published on July 18, 2014

DANJIRE MAHIGA: “Waxaa la Joogaa Xilligii Al-shabaab laga Guuleysan lahaa”

Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in Al-shabaab looga guuleysan karo oo keliya hadii caalamku uu is-barbar-taago dowladda awoodda yare e Soomaaliya.

GAROOWE: PL oo dhistay hay'ad ka shaqyn doonta maalgashiga iyo horumarinta

Golaha Wasiirrada ee Puntland ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa ee ay maanta magaalada Garoowe ku yeesheen waxay ku gorfeeyeen arrimo dhowr ah.

Fowziya Yuusuf Xaaji oo si kulul uga hadashay eedihii loo soo jeediyay ee ah inay lunstay lacag uu Qaranku lahaa

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Fowziya Yuusuf Xaaji Aadam oo hadda ah xildhibaanad ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska fogeysay eedo kaga yimid kooxda la socodka cunaqabataynta saaran Somalia iyo Eretria.

Howl gallo dad badan lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay Degmada Hodan

Taliska  Maamulka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay Howl gallo dad badan lagu soo qab qabtay oo ay ka sameeyeen degmadaasi.

Dagaal culus oo dhex maray Ciidamada DFS,AMISOM iyo kooxda Al Shabaab oo dhinac ah iyo Khasaaro ka dhashay.

Warka naga soo gaarayo Deegaanka Siinkadheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu halkaasi ku dhex maray Ciidamada DFS oo garabsanaayo kuwa AMISOM iyo kooxda Al Shabaab oo dhinac ah.

Kooxo hubeysan oo askari ku dilay Dagmada Hilwaa ee Gobalka Banaadir

Warka ka imaanayo dhanka Xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, ayaa sheegaya in Kooxo Dableey Hubeysan ay halkaasi ku toogteen Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia.

Ciidamada maamulka KMG ee Jubba oo dib kaga soo laabtay deegaano ay ALshabaab kala wareegeen, duuleedka Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada maamulka KMG ee Jubba ay dib kaga soo laabteen deegaanka Cabdalla Biroole oo duuleedka magaalada ku yaalla.

Sawiro: Kroos Oo Kahadlay Kubiiritaankiisa Real Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa saxaafada usoo bandhigtay xiddigeeda cusub ee Toni Kroos xaflad kadhacday garoonka Bernaboa oo ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin iyo qaar badan oo jamaahiirta kooxda katirsan.

Malaysia Airlines Passenger Jet Crashes in Ukraine

Malaysia Airlines jet with 295 people on board crashed Thursday in the hostile eastern region of Ukraine, near the Russian border, and a Ukrainian government adviser said that it had been shot down by a surface-to-air missile.

Dowlada Soomaaliya oo magacawday guddiga abaaraha uguna deeqday lacag dadka abaaruhu ay saameeyeen

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana goluhu ku dhawaaqay in dalka ay ka jiraan abaaro daran, iyagoo guddi wasiiro ah u saaray wax ka qabashada abaaraha.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS