10 entries

Articles Published on July 15, 2014

President Obama and the new Somali Ambassador to US Omar Abdirashid A. Sharmarke

The United States on Monday welcomed a new ambassador from Somalia -- the first in over two decades.

Manchester United oo diidaan inay la kulmaan Juventus si ay u weydiiso qiimaha Arturo Vidal

Waxaa la soo sheegaya arinta Manchester United ay ku dooneeyso Vidal in ay qarka u saran tahay burbur maadaama la isku afgaran layahay lacagaha xiddiga lagu heli karo.

Somali FM welcomed in Spain by the Spanish government

Somali FM Beileh delivering his key note speech to Spanish politicians, academics and policy makers

Maxaa ka soo baxay kulanka wasiirada arimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Spain

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain waxaa halkaasi kulan kuwada qaatay Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Ducaale Beyle iyo dhiggiisa dalka Spain oo horay casuumaad ugu fidayay dalkiisa.

Madaxweyne Obama oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Somalia

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa warqadihii aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Isniintii shalay ahayd danjiraha cusub ee dowladda Somalia ay u magacowday dhawaan dalka Mareykanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, kaddib xaflad ka dhacday Aqalka Cad.

Maxkamada Ciidamada oo Toogatay laba ruux oo dilay Gabar Ardayad ahayd

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay saaka laba wiil oo degmada Yaaqshiid ku dilay bishii Abriil ee sannakan, Nafiso Cismaan Salaad oo 20-jir ahayd kana baxday mid ka mid ah jaamacadaha Muqdisho ku yaalla.

Dab khasaaro dhaliyay oo ka kacay suuqa weyn ee Wada jir

Sida ay xaqiijiyeen dad gaaray xilliga uu dabka ka kacay suuqa weyn ee dagmada Wada jir ayaa waxaa tilmaameen in uu dabka ka dhashay koronto ka mid ah kuwa ku jira suuqa , dabka ayaa waxaa uu kacay xilli dambe oo xalay waxana uu geestay khasaaro hantiyadeed.

Ciidamada Amniga oo Qabtay Gaadiid Waxyaabaha Qaraxa laga soo buuxiyay

Ciidamada amnig dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo wata eeyo tababaran ayaa waxay maanta howlgallo ay kusoo qabteen gaadiid miineysan ka sameeyeen magaalada Muqdisho.

Dagaal khasaare balaaran geystay oo mar kale ka dhacay deegaanka Deefoow

Subaxnimadii hore ee saakay ayaa mar kale waxaa uu dagaal culus ka dhacay deegaannka Deefoow oo 35-km dhinaca Waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne, kaddib markii ay weerar kuqaadeen garab ka mid ah dhinacyada iska soo horjeeda.

Xisbiga DADKA oo ka hadlay Xuduud-badeedyada ay Somalia xaqa u leedahay

Qoraal maanta kasoo saaray xisbiga DADKA oo ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa lagu sheegay in baaxadda dhul-badeedka Somalia uu yahay 750-km, iyadoo lagu eedeeyay qoraalkan madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku sheegeen inuu ogolaaday in Soomaaliya lagala hadli karo xuduuddeeda gaarka ah ee badda.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS