7 entries

Articles Published on July 14, 2014

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka oo sheegay in ay AMISOM diidday inay ilaaliso xarumaha Hay’adaha Garsoorka dalka”

Avv. Caydiid C/llaahi Ilka Xanaf oo ka hadlay amniga garsoorayaasha dalka ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay diideen inay ilaaliyaan xarumaha hay’adaha garsoorka dalka ay xilligaan ku shaqeeyaan, isagoo intaas ku daray in AMISOM ay howsheedii qayb ka mid ah dayacday.

Kooxo hubeysan oo Saraakiil ka tirsanaa Nabad-sugidda ku Toogtay Muqdisho

Kooxo hubeysan oo watay gaari yar ayaa saaka ku toogtay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir sarkaal iyo askari ka tirsanaa ha’yadda nabad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed, iyagoo dhaawacay laba askari oo kale.

Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dagaal ay la galeen Al-shabaab Qeybo ka tirsan Gobolka Gedo kula wareegay Deegaano ka tirsan Gobolka.

Jarmalka oo ku guuleysatay Koobka Adduunka ee Sannadkan 2014 (SAWIRRO)

Xulka kubadda cagta Jarmalka ayaa xalay ku guuleystay koobka kubadda cagta ee adduunka 2014-ka, kaddib markii uu 1-0  kaga badiyay xulka dalka Argentina oo ay ciyaar adag yeesheen.

Baaq Nabadeed oo loo Jeediyay Beelihii ku Dagaalamay Deegaannka Deefoow

Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif ayaa hoyga uu ka deggen yahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kulan kula qaatay qaar ka mid odayaasha dhaqanka  gobolka, iyaga oo ka wada hadllay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay deegaannka Deefoow ee dulleedka magaalada Beledweyne.

Wararkii ugu danbeeyay weerar saakay lagu qaaday Sarkaal ka tirsanaa Nabad Sugida Soomaaliya

Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar kooxo hubeysan ay saaka ku qaadeen gaari ay la socdeen saraakiil ka tirsan Hey;ada Nabadsugida, iyadoo weerarkan lagu dilay labo ruuxhalka mid kalena lagu dhaawacay.

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo dhulka keymaha ka baadi-goobaya dableydii weerartay Lamu

Wargeysyada ka soo baxa Kenya ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka Kenya ay bilaabeen baadi-goobka dableydii fulisay weeraradii taxanaha ahaa ee lagu qaaday Gobolka Xeebta ah ee Kenya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS