6 entries

Articles Published on July 13, 2014

Kenya oo Duqeeysay Faxfax-dhuun iyo Dagaal ka dhacay halkaasi

Diyaaradaha Dowladda Kenya ayaa Xalay Duqeyey Qeybo ka mid ah Gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaaliya.

Hay’adaha Turkiga oo si KMG ah u Joojiyay Howlihii ay ka Wadeen Muqdisho

Hay’adaha Turkiga ee magaalada Muqdisho ka howlgalaya ayaa la sheegay inay joojiyeen howlihii ay wadeen, kaddib markii ay baqdin ka muujiyeen in si gaar ah loo bartilmaameedsado shaqaalahooda inta lagu jiro bisha Ramadaan.

Al-shabaab oo Baraawe ku Toogatay laba wiil oo lagu eedeeyay Jaajuusnimo

Xarakada Al-shabaab ayaa shalay ku toogatay fagaare ku yaalla degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, laba wiil oo ay ku eedeeysay inay ahaayeen jawaasiis u shaqeynayay dowladda Soomaaliya.

Maamulka Jubba oo sheegay in ay fashiliyeen weerarro ay damacsanayd Al-shabaab

Gudoomiyaha gobolka J/hoose Mudane C/rashiid Gooni oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ika warbixiyay xaaladda ammaan ee magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in ciidamada ammaanka maamulka Jubba ay fashiliyeen qaraxyo ay Al-shabaab damacsanayd in ay ka geysato magaalada Kismaayo.

DHAGEYSO WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Weerarkii Madaxtooyada 8dii July, Isbedello lagu sameeyey madaxda Hay’adaha Amniga, Shirka Wadatashiga Xeerka Saxaafadda, Qorshaha dib u kabashada iyo Horumarinta Beeraha Soomaliya, tababar loo fidiyey shaqaalaha Wasaaradda Haweenka & Xaquuqul Insaanka, Hindise Sharciyeedka La dagaalanka Argagaxisada iyo baaq ku wajahan bisha Ramadanka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS