6 entries

Articles Published on July 6, 2014

Al-shabaab oo mar kale weerarro khasaare geystay ku qaadday Dalka Kenya

Ugu yaraan 13-qof ayaa ku geeriyooday weerarro kale oo xalay ka dhacay gudaha dalka Kenya, iyadoo mid ka mid ah weerarradaas uu ka dhacay Jasiiradda Lamu.

XAAMUD: Dagaallada Al-shabaab waa kuwo Reer Muqdisho lagu Barakicinayo

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya ahna ku simaha xilka wasiirka amniga Qaranka, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in dagaalka ay Al-shabaab ka waddo Muqdisho uu yahay mid lagu doonayo in shacabka looga barakiciyo caasimadda.

Daawo Sawirada Sida loo qalabeeyay Ciidamo Xoog badan oo loo tababaray Maamulka uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe

Waxaa Shalay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose tababar mudo socday loogu soo xiray Boqolaal askari oo loo tababaray Maamulka KMG ee Jubba uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)

CALI DHEERE: Waa sii wadaynaa Weerarrada ka dhanka ah Dowladda

Afhayeenka guud ee Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay xoojinayaan weerarrada ka dhanka ah dowladda Somalia iyo beegsiga taraafikada iyo xildhibaannada baarlamaanka.

War Deg Deg Ah Qarax gaari lagu soo xiray oo goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

War goordhaw kusoo dhacay ayaa sheegaaya in gaari uu lahaa Masuul katirsan Dowlada Soomaaliya uu ku qarxay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari meel yaalay uu leeyahay sida aan Wararka ku helnay Maareeye kuxigeenka qeynta Canshuuraha ee Dakada Muqdisho , mana jiraan ...

DHAGEYSO WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS