Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya, G/sare C/raxmaan Maxamuud Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa ka dalbaday hay’adaha ammaanka in qofkii Al-shabaab ah ee lasoo qabto lala soo xiro waalidkiis, si sharciga loo wada-horgeeyo.